Wadaamagonews.com
Berbera Ma Barwaaqo iyo Daryeel Ayeynu La Dooneyna Mise Dayac iyo Arad Inuu Hooy U Noqdo?
June 28, 2016 - Written by Shaafi Xasan Dhiibsane

Halku dhigooda   Dadka Berbera Xasarad iyo Xalad Murugsan inay Ka dhigaan  u Tafo-xeytay  Waa Yaa Wax-uun Cuna Aan Wax Baba Qaban !

Waxaan Arinta BeBera Iyo Shiekh Laga Wad-wado u arka inay Tahay Xantii la sheegi jiray Oo Cadaatay ee Salka Ku Heysay Sheega shada Reer Munaafacad BerBera Lahaan shaheedba  .

Berbera Waxay laba mid kood  noqoneysa horena waa  u sheegay  In Berbera  Reer yeesho iyo Inay Deked Qaran leeyahay Noqoto .

 

Ta labaad Dadka Caruurta yar yar iyo Dadka Dhibaatooyinka Nolaleed Heystaan kicinayaa intaa ugu badani ma Degena Berbera ee waxay Degan yihiin Hargeysa waxayna  Berberi uga “Dhigan tahay Geedow Marka Xabageysato uun ayaan Xabagta Kaa Goosan Dani Igama Ka Heyso Dana Kuguma Maqani.”

 

Intaa aan  kor ku Mal- maluuqey waa wax Cad Oo Berbera ka jirta  Tusaale ahaan Hadaan yara Tebiyo Ninka Berbera tegay Ama ba yaqaan Ayaa ogsoon oo Indhihisa ayuu Ku Arkay Baahid Berbari u qabto Horumarin Iyo Dhisitaan Dekaded iyo mid kalo Magaalada Gudaheed  ahba waana  mid xaqiiqo ah baahida Barbera been ruuxna kama sheegi karo   cadeymahan  waxaa indhaagu  arkeyaan Guryihi 1920  ka dhisana Berbera oo Maant oo  ay ka Dhaqaale badan tahay  kan Dad badan tahay kana  isticmaal badan tahay ay Dawladna leedahay  uu  Daca iyo Aradba u yahay mid la Nool oo u ah hooy  .

 

XasuusiyanBarberi waxay  tahayDekad ugu weyn ee kaliya ee Jamhuuriyada Somaliland markii isticmaarkii dhulkeen heysan jirey dhisay lana odhan karo waxay ka mid aheyd waxyaalihi ugu waaweyan isticmaarku  ka sameeya in kasto uu asag uun isticmaali jiray hadana  Ummada Jamhuuriyada Somaliland waxay u horseeday sameynteedu horumar weyn nolashoodii iyo ganacsigooduba wax bay ka  badeshay  waxayna noqotay meel Ruux ka mid ka ah Ummada Somaalida ah ee Ku dhaqan Dhulkii Gumeysta Ingiriisku heysata  ee Reer- waqooyi xoolihiis iyo Ganacsigiisa u soo iib geeyo  waxa iyadun ka hirgashay ilbaxanimad iyo si socodka Somalida gudahood iyo kuwa kale Aduunyada kale ka soo Goosh jiray inta aynu ognahay Taariikhiyin  wax ugu badan Turkidii aynu ka mid ahaan jiray Dawlad Cudmaaniyiin iyo Ganacsigii fogaa ee Masaarda kii Yamanta inaga dhexeyey Walina Inaga dheexeyaa Sida had Yaman wali xidhiidhkeedii sii jiro .

 

Maanta halka Berbera taagan tahay Waxaa dhigey Ummadeen mid Madax Iyo mid Ganacsade ah iyo intaa kale Muwaadin ah ee ku Nool Saylac ilaa Buuhoodle Iyo Ilaa Laas-qorey ilaa Wajaale .. cadeyna waxaaba u ah kuwa hada dhibaatad u guntadey ee doonaay inay is-hortaagan Maal-gelinta khaliijka doonaayo inuu ka hirgeliyo oo in badan aynu Madaxda Dawladeheena ku canana jiray mar walban aynu ku taamno inaaney aheyn kuwo u jajaban ka midho dhalinta  inay u howl galaan sidii ay u  soo heli lahaayeen Mashaariic Maal-gashi oo Dalka debediisa ka timi si ay ugu horseedo Dalka iyo Ummadaba  sida  Horumarka, Ganacsiga, Iyo u soo Hiloobida Ummada Dalalka jaarka ahi iyo kuwa kale Aduunkuba kuna soo Dhiiradaan imaansha Jamhuuriyadq Somaliland  saaxib dhowna inala noqdaan inagun aynu ku soo dhaweyno  Dalkeen bilicsan si aynu wax uga Faa,iidno mid xirfadeed iyo mid Aqooneed iyo Waayo Aragnimoba  sida hada muuqatan am aynu noqon karo Ummad  hindisahoodu iyo hiyigood yahay kuwo u Guntadey inta aan kor ku soo qaaday amaba aan ku xardhay waxaase aynu nahay Ummad Maalinba Maalinta ka sii danbeysa  raadkeenii dub u raaceysa  Qabiil iyo Cudufada maalin nin wax ku helo oo aan Ummad wax ka badelin Nolasheeda iyo Ayaheed Mustaqbal u heeryeysan waan wax inoo diidan inaynu ka baxno masalooyinka faraha badan ee qabiilka iyo danta sheikhsi saldhiga u ah .

 

Arimaha foosha xun ee aynu ku kacayna waxay meel kaga dhac yihiin Dawladnimad Jamhuuriyada Somaliland  aynu sheegano iyoShuruucda ,Qaynuunka iyado awilba fartu inagu godney hadan waxay si hufan daah uga rogeysaa inaan Dawladnimo run ahi ka jirin ee ay tahay  Mab,da Qabiil oo Ummada Degaamadan lagu baadho  ta kale waxay run sheeg u noqonaysaa  intaa Jamhuuriyad Somaliland iyo Calanka Towxiidka leh ka soo horjeeda Arintu noqon mayso mid uu salkeed yahay Berbera iyo nawaaxigeed iyo cid gaar u sheegashada  lahaan-shaheeda iyo  Anfac ay leedahay Berbera ee waa mid guud ahaan  Saameyneysaa  Jamhuuriyada Somaliland dhamaanteed waan nasiib-darro weyn iyo foo-xumo aynaan qaadirkrin hadii waxyalaha oo kale ka dhacaan Dalka waxayna tuseysaa Calamka iyo Wadamad deriska ah in Qabiil walib halka uu degan yahya ha yaraato amaba ha weyntee uu yahya mid  leh waxna  laga weydiiyo waxayna meesha ka saareysaa  wax wada lahaansahihi uUmmada iyo Dawladii gacanta ku heysaya Amaanka,Hogaaminta  Dalka iyo hagida Ummada Mutaqabkeeda dhow iyo ka fogbaa .

 

1 Su,asha aan wediinayo Akhritayaasha waxay tahay  Qabiil ama dan -shakhsi ee Gaar ahaaneed Berbera   Horumar ma gaadhsiin karta ?  Mise Berbera Ma Tahay Maanta  Meel Qabiil  sheegto Lahaan shaheeda iyo Anfaceedaba, Isla Markaan ma  Hor istaagi kara  Waa Ta Qabiilka ee  Maal-gelinta   Khaliijka Doonaayo Inuu k u Sameeyo Dekaedeena  Berbera  oo baahi weyn iyo Aradba u Qabta Maaglin Galin Cid Kastaba Ha ha Ku Sameyse    ?

 

Abokor Mohamud

abokorm@hotmail.co.uk

Waa Bilaahi Towfiiq:

———————————-

 

 

COMMENTS
Latest News